Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qarax lagu dilay maamule iskuul oo ka dhacay Muqdisho


Muqdisho

Qarax ka dhacay magaalada Muqdisho maanta ayaa lagu dilay Daahir Xasan Tooxow oo ahaa maamulaha iskuulka Dayniile oo ka mid ah iskuullada ay wax ku bartaan carruurta degmada Dayniile.

Ururka Al-Shabaab ayaa sheegtay mas’uuliyadda dilka. Al-Shabaab waxay ku eedeeyeen inuu ka mid ahaa ergadii ka qaybgashay doorashadii ka dhacday maamul goboleedka Galmudug, sheegashadaasi oo aan si madaxbannaan loo xaqiijin.

Warbixintan waxaa inoo soo diray Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

Qarax lagu dilay maamule iskuul oo ka dhacay Muqdisho
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:20 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG