Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qarax dhaliyey khasaare nafeed oo ka dhacay Baraawe

Baraawe
Baraawe

Ugu yaraan hal qof ayaa ku dhintay sagaal kalena way ku dhaawacmeen qarax maanta ka dhacay magaalada Baraawe ee maamul goboleedka Koonfur Galbeed.

Dadka degaanka ayaa u sheegay idaacadda VOA in qaraxu uu ka dhashay miino la dhigay goob shaaha laga cabo.

Ilaa hadda cidi ma sheegan mas'uuliyadda weerarka, hase yeeshee inta badan weearrada noocan ah ee ka dhacay Soomaaliya waxaa sheegta ururka Al-Shabaab.

Warbixintan waxaa soo diray Mukhtaar Maxamed Catoosh.

Qarax dhaliyey khasaare nafeed oo ka dhacay Baraawe
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:11 0:00

XS
SM
MD
LG