Muqdisho —
Gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa saaka ku qarxay bar kantarool oo ay degganayeen ciidamada xasilinta Muqdisho.
Qaraxa ayaa gaystay khasaare dhaawacyo iyo bur bur isugu jira sida ay shegeen saraakiil ciidan, waxaana mas’uuliyadda qaraxa sheegtay kooxda Al-Shabaab.
Wariyaha VOA Cabduqaadir Maxamed Cabdulle ayaa Jamaal Axmed Cismaan uga warramay warkii ugu dambeeyay ee qaraxa.
Madal