Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qarax Baabuur oo ka Dhacay Muqdisho


Qarax
Qarax

Wararka ka imanaya magaalada Muqdishu ayaa sheegaya in qarax goor dhowayd uu ka dhacay halkaasi.

Qaraxan ayaa la sheegay inuu ka dhacay degmada Waaberi, waxaana wararka hordhaca ah ee VOA soo gaadhay ay sheegayaan in qaraxan uu ka dhacay gudaha baabuur uu watay qof sarkaal ah.

Qofka la bartilmaameedsaday ayaan weli magaciisa la ogayn.

XS
SM
MD
LG