Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qarax ay askar ku dhinteen oo maanta ka dhacay Qoryooley


Wararka ka imanaya Gobolka Shabeellada Hoose ayaa sheegaya in qarax uu ka dhacay magaalada Qoryooley.

Qaraxaasi ayaa la sheegay inay ku dhinteen askar ka tirsan daraawiishta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed.

Faahfaahinta waxaa Baydhaba nooga soo diray Wariyaha VOA-da Mukhtaar Maxamed Catoosh.

Qarax ay askar ku dhinteen oo maanta ka dhacay Qoryooley
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:56 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG