Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qadar Vs Ecuador: Waa sidee jawiga garoonka Al Bayt? Wareysi


Qatar
Qatar

Ciyaaraha koobka Kubadda Cagta Adduunka ayaa maanta si rasmi ah uga furmaya dalka Qatar, waa dalkii u horreeyey ee ku yaalla dunida Carabta iyo Bariga Dhexe ee martigeliya Ciyaaraha Adduunka oo afartii sanaba mar la qabto.

Ciyaartan ugu horraysa ayaa goor dhow dhexmaraysa waddanka martida loo yahay ee Qadar yo waddanka ku yaalla Koonfurta Amerika ee Ecuador.

Haddaba, maxaa ka soconaya garoomada ciyaaraha ee Qatar? Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan ayaa wararkii ugu dambeeyey wax ka weydiiyay Fu’aad Axmed Sheekh Ibraahim, Madaxa Xiriirka Guud ee Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Qatar, si mutadawac ahaanna uga shaqeynaya garoomada ciyaaruhu ay ka dhacayaan.

Qatar vs Ecuador .mp3
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:06:11 0:00

XS
SM
MD
LG