Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qaar ka mid ah xildhibaanada ku sugan Afisyoone oo la hadlay VOA


Xildhibaano

Waxaan weli billaabay doorashada guddoonka golaha shacabka Soomaaliya oo qorshuhu yahay inay caawa dhacdo, ayada oo xildhibaano badan ay ku sugan yihiin hoolka doorashada ee Teendhada Afisyoone.

Haddaba wariyaha VOA Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle oo ku sugan Teendhada Afisyooni ayaa la kulmay qaar ka mid ah xildhibaanada isku diyaarinaya doorashada guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka. Waana kuwan wareysiyo uu la yeeshay.

Qaar ka mid ah xildhibaanada ku sugan Afisyoone oo la hadlay VOA
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:23 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG