Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qaar ka mid ah suxufiyiintii lagu xiray Hargeysa oo lasii daayey


Hargeysa
Hargeysa

Qaar ka mid ah 15 suxufi oo ay toddobaadkii hore xireen mas’uuliyiinta Somaliland ayaa xabsiga laga sii daayey maanta.

Suxufiyiinta ayaa soo tebinayey shaqaaqo ka dhacday xabsiga markii la qabqabtay. Hay’adaha xuquuqda aadanaha ayaa cambaareeyey xariggaas, hase yeeshee dawladda Somaliland waa ay difaacday tallaabadaas.

Warbixintan waxaa Hargaysa inooga soo dirtay Safal Mustafe Xasan Nuur.

Qaar ka mid ah suxufiyiintii lagu xiray Hargeysa oo lasii daayey
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:46 0:00

XS
SM
MD
LG