Muqdisho —
Shaqaalaha qeybta amniga shirkadda maamusha garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho ayaa maanta shaqa joojin sameeyey, iyagoo ka cabayana qaabka ay shirkiadda ula dhaqanto.
Wariyaha VOA-da Seynab Abuukar Maxamed ayaa warbixintan ka soo dirtay Muqdisho.
Facebook Forum