Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qaar ka mid ah musharaxiinta madaxweynaha Soomaaliya oo khudbado u jeediyey baarlamanka


Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka billaabatay khudbado ay musharaxiinta madaxweynaha u jeedinayaan xildhibaanada labada aqal ee baarlamanka.

Waxaa maanta loogu taloglay inay hadlaan 20 murashax, ayada oo 19 kalena la qorsheeyey inay khudbadaha jeediyaan maalinta Khamiista ah.

Waxaa teendhada Afisyoone ku sugnayd weriyahayaga Seynab Abuukar oo warbixintan inoo soo dirtay.

Qaar ka mid ah musharaxiinta madaxweynaha Soomaaliya oo khudbado u jeediyey baarlamanka
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:24 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG