Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qaar ka mid ah musharaxiinta madaxweynaha oo khudbado u jeediyey baarlamanka


Baarlamanka Xildhibaanada

Qeybtii labaad ee musharaxiinta madaxweynaha Soomaaliya ayaa maanta khudbado u jeediyey xildhibaanada labada aqal ee baarlamanka Soomaaliya.

Waxaa maanta khudbado jeedinta lahaa 19 murashax oo ay ku jiraan saddexdii madaxweyne ee ugu dambeeyay Soomaaliya, Maxamed Cabdullhi Farmaajo, Xassan Sheekh Maxamud iyo Shariif Sheekh Axmed, iyo madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullahi Deni.

Wariyaha VOA-da Seynab Abuukar Maxamed ayaa warbixintan Muqdisho kasoo dirtay.

Qaar ka mid ah musharaxiinta madaxweynaha oo khudbado u jeediyey baarlamanka
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:57 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG