Garoowe —
Qoraal maanta kasoo baxay xafiiska Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa lagu shaaciyey in 25 May 2023 ay Puntland ka dhici doonto doorashada golayaasha deegaanka, yada oo bilihii lasoo dhaafay ay Puntland ka socotay diiwaangelinta codbixiyayaasha.
Weriyaha VOA Faadumo Yaasiin Jaamac ayaa arrintan ka waysatay Guddoomiyaha guddiga doorashada Puntland Cabdirisaaq Axmed Siciid.
Facebook Forum