Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Puntland: Gallan Waa La Maxkamadeynayaa


Boosaaso
Boosaaso

Gudoomiyiihii hore Gobolka Bari Cabdisamad Gallan, ayaa maamulka Puntland uu ku dambeeyey rabashadihii Boosaaso.

Wasiirka amniga Puntland Cabdi Xirsi Qarjab ayaa ku eedeeyey in rabshadihii ka dhacay magaalada Boosaaso shalay uu ka dambeeyey Gudoomiyiihii hore Gobolka Bari Cabdisamad Gallan.

Wareysi uu siiyey VOA-da ayuu Cabdi Xirsi Qarjab ku sheegay in Cabdisamad Gallan ay maxkamad horkeeni doonaan.

Waxaa kale oo uu ka warbixiyey khaasaaraha ka dhashay dibadbaxyadii dhacay, iyo weerarkii gudoomiyaha lagu qaaday.

Weriyha VOA Faadumo Yaasiin Jaamac oo ku warastay magaalada Boosaaso ayaa ugu horayn weeydiisay xaalada guud ee aamaanka Puntland.

Wareysi: Qarjab
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:06:49 0:00

XS
SM
MD
LG