Tooshka olombikada oo dhexmaraya magaalada London ka hor intii aanu furmin ciyaaraha olombikada. July 27, 2012.
Sawirro: Tooshka Olombikada London
9
Orodyahankii hore ee Maraykanka, Michael Johnson oo sida tooshka olombikada meesha lagu magacaabo Stonehenge ee Salisbury, koonfurta England July 12, 2012.
10
Boqorada Britain Queen Elizabeth iyo ni nkeeda Prince Philip oo daawanaya iyadoo ay tooshka la kala wareegayaan Gina Macgregor iyo Phil Wells qasriga Windsor Castle,galbeedka London July 10, 2012.