Tooshka olombikada oo dhexmaraya magaalada London ka hor intii aanu furmin ciyaaraha olombikada. July 27, 2012.
Sawirro: Tooshka Olombikada London

1
Dooni ay leeyihiin Boqortooyada oo wada toosha olombikada. July 27, 2012.

2
labada aktar ee Brishka ee Joanna Lumley iyo Jennifer Saunders,oo sida tooshka olombikada inta u dhaxeysa Lambeth iyo Kensington and Chelsea, London, July 26, 2012.

3
Tooshka oo maraya qasriga Buckingham Palace oo ay daawanayaan, labada amiir ee William, Harry iyo Kate, July 26, 2012.

4
R/wasaaraha Britain David Cameron iyo marwadiisa Samantha oo daawanaya Florance Rowe oo tooshka olombikada ka guddoomaysa Kate Nesbitt bannaanka hore ee guriga Downing Street, July 26, 2012.