Laascaanood —
Qaar ka mid ah garaadada iyo odoyaasha dhaqanka gobolka Sool ayaa ka hadlay xaaladda bani’aadannimo ee gobolka iyo dhibaatada dadka rayidka ah kasoo gaartay colaadda halkaas ka oogan.
Magaalada ayaa waxaa labadii toddobaad ee xiisadda ay ka taagneyd ka barakacay tobanaan kun oo qof, oo qaarkood u gubay Itoobiya, sida ay sheegeen hay’adaha QM.
Wariyaha VOA-da Cabdikariim Olol ayaa warbixintan kasoo diray Laascaanood.
Facebook Forum