Hargeisa —
Madax dhaqameedka iyo guddiga guud ee ku hawlanaa kooxda hubaysan ee buurta Gacanlibaax ayaa u sheegay warbaahinta inay ku qanciyeen raggaasi hubaysna inay nabad qataan, islamarkaana gaadiidkii kala duwana ee ay gacanta ku hayeen ku wareejiyeen guddigan sida uu sheegay Suldan Axmed Cisman Cada gude oo ka mid ah hogaanka dhaqanka Somaliland.
Warkan waxaa Hargiesa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.
Madal