Maalin kasta waxaa caalamka ka dhaca dhacdooyin kala duwan oo xiiso badan, oo qaarkood markaad aragto sawirrada laga soo qaaday aad la cajabeyso. Haddaba idaacadda VOA-da ayaa idiin soo ururisay qaar ka mid ah sawirrada dhacdooyinka caalamka ee xiisaha badan ee hoos ka daawo.
Sawirrada Maanta: Oct. 7, 2015
5
Buurta Mount Fuji, oo caad uu hareeyey, lagana arko diyaaradda dusheeda.
6
Qof qaxooti ah, oo hurda dhisme laga guuray oo ku yaalla jasiiradda Lesbos ee dalka Greece.
7
Ciidamada cirka India, oo kor u tuuraya qoryahooda, ayaga oo isku diyaarinaya xuska maalinta ciidamada cirka India, kuna sugan saldhigga Hindon ee duleedka magaalada New Delhi.
8
Ruby Rodriguez, anak perempuan berusia 8 tahun, berusaha menyeberangi sungai San Lorenzo Morovis, setelah jembatan sungai hanyut akibat badai Maria, di Morovis, Puerto Rico.