Maalin kasta waxaa caalamka ka dhaca dhacdooyin kala duwan oo xiiso badan, oo qaarkood markaad aragto sawirrada laga soo qaaday aad la cajabeyso. Haddaba idaacadda VOA-da ayaa idiin soo ururisay qaar ka mid ah sawirrada dhacdooyinka caalamka ee xiisaha badan ee hoos ka daawo.
Sawirrada Maanta: Oct. 13, 2015
5
Canab bislaaday oo ka laalaada geedka, ka hor inta la guran. magaalada Orschwihr ee dalka France.
6
Ciidamada Milatariga Korea-da Woqooyi, oo xiran dhar dhowr midab ah, oo xusaya maalinta aas-aaska xisbiga talada dalkaas haya ee Shaqaalaha.
7
Nin ka mid ah dadka dhaladka Mareykanka oo isku diyaarinaya inuu ka qeyb-galo cayaar lagu xusayo maalinta dadkaas, oo ka dhaceysa magaalada Randalls Island ee gobolka New York ee Mareykanka.
8
Basbaas guduud laga soo guray beerta oo dhulka lagu fidiyey si loo qallajiyo, gobolka Xinjiang Uighur ee China.