A look at the best news photos from around the world.
Sawirrada Maanta: Oct. 12, 2015

1
Qof Falastiini ah oo dhaawacan oo ay caawinayaan dad dibad bax kula dhegayey barta kontorool ee Hawara oo ku dhow magaalada daanta galbeed ku taalla ee Nablus. Ugu yaraan 45 qof oo Falastiiniyiin ah ayaa ku dhaawacmay xabado ay soo rideen ciidamada Israel.

2
Darawalka mootada Honda Moto3 Livio Loi, oo reer Belgium ah oo ka dhacaya mootadiisa, intii uu socday tartanka Japanese Grand Prix ee ka dhacay waqooyiga magaalada Tokyo.

3
Doonta tartamaha Talyaaniga ee Robertissima III oo ka horreysa doomaha kale, ayada oo ka qeyb galeysa tartanka doomaha dheereeya ee ka dhacaya gacanka Triesta ee ku dhow taltaaniga.

4
Sawirkan waxaa baahiyey wasaaradda gaashaandhigga Iran, wuxuuna muujinaya gantaal cusub oo ka mid ah kuwa melaha fog gaara oo Iran ay sameysay. Waxaa gantaalkan lagu magacaabaa Emad.