A look at the best news photos from around the world.
Sawirrada Maanta: Oct. 12, 2015
5
Beeraley Shiinees ah oo dhinac maraya koox boolo boolo badeed ah, isaga oo saaran doontiisa, gobolka Jiangsu ee dalka China.
6
Novak Djokovic oo dhunkanaya koobkii uu ku guuleytay ee tartanka tennis-ka ee China Open, ee ka dhacay magaalada Beijing, halkaasi oo uu cayaartii Final-ka kaga adkaaday Rafael Nadal.
7
Qoyska Korkmaz Tedik, oo ka mid ah dadkii ku geeriyooday qaraxyadii sabtidii ka dhacay magaalada Ankara ee Turkiga, oo ku dul barooranaya naxashkii lagu riday meydkiisa.
8
Haween soo xirtay dharka dhaqanka oo sameynaya cayaar ay isugu diyaarinayaan xuska munaasabad ciideedka Hindu-ga ee Navrati oo ka dhaceysa magaalada Ahmedabad ee dalka India.