Maalin kasta waxaa caalamka ka dhaca dhacdooyin kala duwan oo xiiso badan, oo qaarkood markaad aragto sawirrada laga soo qaaday aad la cajabeyso. Haddaba idaacadda VOA-da ayaa idiin soo ururisay qaar ka mid ah sawirrada dhacdooyinka caalamka ee xiisaha badan ee hoos ka daawo.
Sawirrada Maanta: Nov. 10, 2015
9
Shaqaale dhinac socda sawirka naqshadda dhismayeaal laga sameynayo magaalada Beijing ee dalka China, xilli ciiro iyo qiiq ay hawada buuxiyeen.
10
Koox ka mid ah taageerayaasha xisbiga mucaaradka Myanmar oo yimid bannaanka xarunta xisbiga ee magaalada Yangon, inkasta oo roobab ay da'ayeen.