Maalin kasta waxaa caalamka ka dhaca dhacdooyin kala duwan oo xiiso badan, oo qaarkood markaad aragto sawirrada laga soo qaaday aad la cajabeyso. Haddaba idaacadda VOA-da ayaa idiin soo ururisay qaar ka mid ah sawirrada dhacdooyinka caalamka ee xiisaha badan ee hoos ka daawo.
Sawirrada Maanta: Nov. 25, 2015

5
David Warren oo ah nin ka shaqeeya dheymanka oo darsaya sax ahaanshaha dheyman laga soo qaaday hoyga marwadii koowaad ee dalka Philippines oo qaxday sanaddii 1986-kii, dheymankaas oo xukuumadda Manila ay xaraasheyso.

6
Roma Papası Fransis Vatikanda 81 yaşını qeyd edir.

7
Khuburo ka tirsan booliiska oo baaraya waddo qarax uu ka dhacay magaalada caasimadda ah ee Athens ee dalka Greece.

9
Beeraleyda Kazakh oo ido quminaya, ayada oo baraf uu ka da'ay gobolka ismaamulka Xinjiang Uighur ee dalka China.