Maalin kasta waxaa caalamka ka dhaca dhacdooyin kala duwan oo xiiso badan, oo qaarkood markaad aragto sawirrada laga soo qaaday aad la cajabeyso. Haddaba idaacadda VOA-da ayaa idiin soo ururisay qaar ka mid ah sawirrada dhacdooyinka caalamka ee xiisaha badan ee hoos ka daawo.
Sawirrada Maanta: Nov. 12, 2015
5
Daanyeer ilmo ah oo naas nuugaya hooyadii oo macluul ay hayso, iyo dad isku dayaya inay gargaaraan, gobolka West Kalimanta ee dalka Indonesia.
6
Askarta Poland oo xusaya sanad guuradii 97-aad ee maalinta xorriyadda dalkaas.
7
Nin Singa Singa-ha India ka mid ah oo xusaya ciidda Diwali-ga ee daka Singa Sinagha ama Sikha loo yaqaan.