Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Koobka Adduunka: Neymar iyo Brazil oo haray, Messi iyo Argentina oo soo baxay, Morocco vs Portugal, England vs France


Los rostros de la jornada en Qatar 2022
Los rostros de la jornada en Qatar 2022

Dalka Qatar oo ay ka socdaan ciyaaraha Koobka Adduunka ayaa waxaa maanta la ciyaarayaa laba kulan oo kamid ah wareegga qutarerfinalka oo siddeed waddan ay isugu hareen.

Shalay xulka Croatia ayaa Koobka Adduunka ka reebay xulka Brazil oo safka hore kaga jiray saadaasha hanashada Koobkan, halka Argenita ay sidoo kale rigooreyaal ku reebtay xulka Holland.

Haddaba kooxaha isku soo haray iyo ciyaaraha maanta dhacaya waxaa warbixintan nooga diyaariyay Cabdulqaadir Maxamed Mursal Samakaab.

Koobka Adduunka.mp3
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:07:14 0:00

XS
SM
MD
LG