Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin: Ciidamada Gaarka ah ee Gaashaan iyo Danab


Dawladda Soomaaliya ayaa dagaal adag kula jirta ururka al-Shabab oo weerarro aan kala go' lahayn ku haya hay'adaha iyo shaqaalaha dawladda.
Waxaa dawladda lagu dhalleeceeyaa inay ka gaabisay dhismaha ciidankii sugi lahaa amniga, waddankana soo gelin lahaa gacanta dawladda.
Balse waxaa markii ugu horraysday ay mas'uuliyiintu ka hadlayaan dhismaha ciidan komaandoows ah oo laf-dhabar u noqon kara dib usoo noolaynta awooodda ciidan ee Soomaaliya. Haaruun Macruuf ayaa warbixintan ku eegaya abuuritanaka unugyada Gaashaan iyo Danab.
Warbixintan hoos ka dhagayso.
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:08:24 0:00

XS
SM
MD
LG