Sawirro Nelson Mandela
Nelson Mandela
9
Nelson Mandela oo ka qayb galaya isku soo bax balaaadhan,1993.
10
Nelson Mandela and Amiirka Britain, Amiir Charles oo la sawiran fannaaniita kooxda " the Spice Girls" Emma , iyo Gerri kulankan ayaa ka dhacay guriga Mr. Mandela, November 1, 1997.
11
Mandela iyo xaaskiisa Graca Machel, oo salaamaya dadweyanahaka soo qaybgalay bandhigga Live 8 concert, Johannesburg, South Africa, July 2, 2005.
12
Nelson Mandela oo uu weheliyo wiilka uu awoowga u yahay Mandla Mandela,oo dhinaca midig ka jooga iyaga oo ku sugan munaasabad dhaqameed oo ka dhacday Mvezo, South Africa, April 16, 2007.