Sawirro Nelson Mandela
Nelson Mandela
1
Farshaxanyahan u dhashay India oo lagu magacaabo Sudarshan Pattnaik ayaa muuqaalka Nelson Mandela ka sameeyay carada isaga oo caafimaad u rajaynaya, Magaalada Puri, India, June 9, 2013.
2
Mandela oo ku jira cisbitaalka.
3
Gabadh yar oo dhambaal taageera ah hor dhigaysa guriga Nelson Mandela oo ku yaalla Johannesburg, June 9, 2013.
4
Fagaaraha Nelson Mandela Square ee magaalada Johannesburg oo la dhigay taallo lagu maamuusayo, April 1, 2013.