Baydhaba —
Waxaa taagan muran xooggan oo salka ku haya arrinta doorashada madaxnimo ee maamulka Koonfur Galbeed, kaasi oo u dhexeeyaya madaxweyne Cabdicasiis Laftagareen oo muddo xilieedkiisa uu gabaabsi yahay iyo siyaasiyiinta mucaaradka ee u hanqal taagay inay kursiga ka qaataan.
Haddaba xalka khilaafkan doorasho muxuu yahay, maxaase la gudboon dhinacyada ayaa wariyaha VOA-da ee Muqdisho Cabdulqaadir Okay uu weydiiyay Prof. Liibaan Ciise oo daraasaadka sare ka dhiga Jaamacadda Muqdisho.
Madal