Washington —
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa ka hadlay dilal iyo iska-hor-imaadyo ay dad ku dhinteen oo maalmihi lasoo dhaafay ka dhacay magaalada Muqdisho, kuwaas oo ay qaarkood ku lug lahaayeen ciidamada amniga.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in lasoo qabtay kuwi ku danbeeyay. Warbixintan waxaa inoo haya Cabdulqadir Maxamed Mursal Samakab.