Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muxuu R/W Xamza kala hadlay culimada Soomaaliyeed ee Minnesota?


Xamza
Xamza

Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre, oo shirkii Golaha Guud ee QM kadib booqday magaalada Minneapolis, ayaa la kulmay qeybaha kala duwan ee bulshada Soomaalida.

Culimaa’udiinka oo ka mid ahaa qeybihii uu la kulmay ayuu ra’iisul wasaraaha ka codsaday inay dawladda ka taageeraan la-dagaalka kooxda Al-Shabab.

Sheekh Cabdiraxmaan Sherif oo ka mid ah culimadii shirka ka qeyb gashay ayaa Maxamed Cabdi Sandheere uga warramay kulankii ay la qaateen ra’iisul wasaaraha.

Muxuu R/W Xamza kala hadlay culimada Soomaaliyeed ee Minnesota?
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:39 0:00





Madal

XS
SM
MD
LG