New York —
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, oo ka hadlay shirka Soomaaliya ee taageerista hay’adaha amniga oo maanta lagu qabtay New York, ayaa sheegay in shirkan uu ka turjumayo aragtida dawladda ee ah inay dawladdu iyadu yeelatyo mas’uuliyadda amniga.
Waxa uu sheegay in shirkan uu yimid waqti muhiim ah oo ay Soomalaiya helayso dayn cafiska, ka mid noqosoha EAC, iyo bilaabista dib ueegistsa dastuurka.
Waxaa faah-faahinaya Cabdixakiin Shirwac.
Madal