Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muxuu Maareeye ka yiri cabashada beeraleyda?


Maareeye
Maareeye

Wasiirka beeraha ee dawladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Maareeye ayaa ka hadlay cabashooyin ka yimid beeralayda oo ku saabsan baraha amniga ee yaalla wadodoyinka ay soo maraan gaadiidka sida wax soo saarka beeraha.

Beeralayda ayaa la sheegay inay ka cabanayaan wax soo saarka oo muddo dheer ay ku qaadato in la baaro gaadiidka ay saaran yihiin, taasi oo waxyeello gaarsiin karta tayada xamuulka.

Warbixintan waxaa Muqdishu inooga soo diray Xasan Kaafi Qoyste.

Muxuu Maareeye ka yiri cabashada beeraleyda?
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:03 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG