War Deg-Deg ah

Ururada mucaaradka Puntland oo bayaan soo saaray 

Ururada mucaaradka Puntland ayaa soo saaray qodobo dhowr ah oo ay uga hadleen doorashada soo socota ee Puntalnd, iyagoo talooyin usoo jeediyey dowladaa.

Warbixintan waxaa Garoowe inooga soo direy wariyaheena Nuux Muuse Birjeeb.

Baaqa ururada mucaaradka Puntland.mp3

No media source currently available

XS
SM
MD
LG