Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muxuu ka dhigan yahay weerarka ay Al-Shabaab ku qaaday garoonka Muqdisho?


Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho
Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho

Maleeshiyada ururka Al-Shababa ayaa maanta weerar ku qaaday garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.

Ugu yaraan lix qof ayaa ku dhintay weerarka sida ay booliisku u sheegeen idaacadda VOA. Booliiska ayaa sheegay in laba dablay ah ay ku lug lahaayeen weerarka.

Haddaba weerarkan Al-Shababa ku qadday garoonka diyaaradaha Muqdishu iyo waxa uu ka dhigan yahay ayaa weriyahayaga Muqdisho Cabdicasiis Barrow uu ka waraystay Xuseen Macalin oo ah madaxa hay’adda Hiraal Institute ee ka faallooda arrimaha amniga ah.

Muxuu ka dhigan yahay weerarka ay Al-Shabaab ku qaaday garoonka Muqdisho?
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:51 0:00

XS
SM
MD
LG