Waxa maanta aas Qaran loogu sameeyey xabaalaha Baqiic ee maagalada Hargiesa askartii Jimcihii lagu dilay Deegaanka buurta Gacan-libaax, iyadoo madaxweynaha Somaliland Muse Biixi Abdi oo ka qayb galay uu sheegay in sharciga la marin doono.
Dhinaca kalena, waxgaradka iyo odayaasha dhaqanka ee Somaliland ayaa ugu baaqay dhinacyada inaanay wax talaabo ah qaadin.
Warkan waxa Hargiesa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.
Madal