Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muuqaalka Goobihii Shabaabku ka Baxeen


Muuqaalka Goobihii Shabaabku ka Baxeen
Muuqaalka Goobihii Shabaabku ka Baxeen

Burbur aad u weyn ayaa ka muuqda goobihii ay ka baxeen kooxda al-Shabaab ee magaalada Muqdisho, dad yar ayaana dib u soo noqday.

Degmooyinkii ay ka baxeen kooxda al-Shabaab ee magaalada Muqdisho, qaarkood waxaa ka muuqda burbur aad u weyn, gaar ahaan goobihii aadka loogu dagaalamay.

Inkastoo maleeshiyada al-Shabaab ay faarujiyeen goobihii ay dhufeysyada kaga jireen haddana ma jiraan dad badan oo guryohooda dagaalada dartood uga qaxay oo soo laabanaya.

Liibaan Cabdi Cali oo ah suxufi madax bannaan ayaa booqday xaafadihaasi.

XS
SM
MD
LG