War Deg-Deg ah

Muuse Biixi oo soo dhaweeyay magacaabista Cabdikariin Guuleed

Muuse Biixi
Muuse Biixi

Madaxweynaha Soomaaliland Muse Biixi Abdi ayaa soo dhaweeyey magacaabista madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu u magacaabey Ergey Gaar ah ee arrimaha Soomaaliland Abdikarin Hussein Guled.

Sidoo kale waxa uu ka hadley xabad joojinta iyo dagaalada Laascaanood.

Warbixin arrintan ku saabsan waxaa Hargeysa inooga soo direy wariyaheenna Khadar Mohamed Cakule.

Muuse Biixi oo soo dhaweeyay magacaabista Cabdikariin Guuleed mp3

No media source currently available

XS
SM
MD
LG