Baraawe —
Muran dhuleed ayaa soo kala dhexgalay maamulka magaalada Baraawe ee gobolka Shabeellada Hoose iyo dadweyne ka tirsan kuwa degaanka, murankaasi oo la xiriira dhul ay mamaulku doonayaan in loo dhiso danguud, sida ay maamulku ku doodayaan.
Warbixintan waxaa soo diray Mukhtaar Maxamed Catoosh.
Madal