Muqdisho —
Maxkamadda militariga ee Soomaaliya ayaa xukunno isugu jira dil iyo xabsi ku ridday xubno ka tirsan ciidamada amniga dawladda oo ku lug lahaa iska horimaad ka dhacay isgoyska Siinaay ee Muqdisho bishii Febraayo ee sannadkan.
Xasan Kaafi Qoyste ayaa warbixintan kasoo diray Muqdisho.