Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muqdisho: Maxkamad racfaan oo go'aan ka gaartay kiiska 36 ajaaniib ah


Ajaaniibta la xukumay
Ajaaniibta la xukumay

Maxkamadda racfaanka ee gobolka Banaadir oo maalmihii lasoo dhaafay dib u dhagaysanaysay racfaanka ay qaateen qaar ka mid ah 36 kalluumaystao ajanaib ah oo horey loogu xukumay kalluumaysi sharci darro ah ayaa maanta go’aan gaartay.

Maxkamadda ayaa horey ugu xukuntay 11 kun oo dollar oo ganaax ah midkiiba, iyo in lagala wareego labada doonyood. Waxay sidoo kale maxkamaddu horey ugu xukuntay 30 kun oo dollar oo ah kalluunka ay sida sharcidarrada ah uga xadeen biyaha Soomaaliya.

Kalluumaysatada ayaa lasoo qabtay bishii April ee sannadkan. Waxay u kala dhasheen 33 reer Iran ah iyo 3 u dhalatay Pakistan.

Faah-faahinta xukunka cuusb waxaa soo diray Xasan Kaafi Qoyste.

Muqdisho: Maxkamad racfaan oo go'aan ka gaartay kiiska 36 ajaaniib ah
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:38 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG