Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dhac loo Geystay Xawaaladda Jubba


Ilaa iyo sadex dhalinyaro ah oo ay wajiyada u xirnaayeen ayaa shirkada Xawilaada ee Jubba laanteeda suuqa Bakaraha ka dhacay lacag ku dhow 40,000 dollar .

Goobjoogayaal ayaa VOA u sheegay in ragga dhaca gaystey ay ku labisnaayeen dharka ciidanka DKMG ah ee Somalia.Masuuliyiinta shirkada Jubba ayaan wali ka hadlin dhacdadan.

Ma aha markii ugu horeysay oo dhac loogeysto qaar kamid ah shirkadaha xawiladaha ee magalada Moqdisho.

War arrintan la xiriira hoosta ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG