Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muqdisho: Baaris caafimaad oo aragga ah oo loo sameynayo 8,000 oo arday


Jaamacadda Umadda
Jaamacadda Umadda

Munaasabad lagu daah furayey baaris caafimaad oo dhinaca aragga la xiriirta ayaa loo sameeyey ardayda dhigata Jaamacada Ummadda, kuwaas oo ka kala yimid gobollada dalka, tiradooduna ay gaareyso ilaa 8-kun.

Howshan oo sidoo kale ay ku jiri doonaan tababar isla baarista indha ah oo loogu talogalay ardayda ayaa socon doonta muddo lix bilood sida ay VOA u sheegeen howlwadeennada soo qaban qaabiyay.

Warbixin arrinkaasi ku saabsan waxaa Muqdisho ka soo diray Xasan Kaafi Qoyste.

Muqdisho: Baaris caafimaad oo aragga ah oo loo sameynayo 8,000 oo arday
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:55 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG