Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Agaasime Lagu Dhaawacay Muqdisho


Sawir Muqdisho
Sawir Muqdisho

Siyaad Maxamuud Cabdiraxmaan waa agaasimaha Waaxda Sharciyeynta Hubka ee Wasaaradda Amniga ee Somalia.

Sarkaal ka tirsan Wasaarada Amniga ee dawladda federaalka Soomaaliya ayaa ku dhaawacmay toogasho galabta loogu geystay magaalada Muqdisho.

Siyaad Maxamuud Cabdiraxmaan oo ahaa agaasimaha Waaxda Sharciyeynta Hubka ee Wasaaradda ayaa dhaawaciisa lagu dabiibayaa isbsitaalka Digfeer ee magaalada Muqdisho.

Siyaad Maxamuud Cabdiraxmaan ayaa waxaa la weeraray isaga oo ku dhex jiray baabuurkiisa oo yaallay meel u dhow gurigiisa oo ku yaalla degmada waaberi ee gobolka Banaadir.

Siyaad ayaa waxaa la sheegay inay soo weerareen saddex nin hubeysan, kuwaas oo xabadaha kaga dhuftay qaarka sare iyo lugaha.

Faahfaahinta weerarkan waxaa Muqdisho nooga soo diray Xasan Kaafi Qoyste.

Sarkaal lagu dhaawacay Muqdisho
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:12 0:00

XS
SM
MD
LG