Muqdisho —
In ka badan 27 kun oo arday ah ayaa maanta u fadhiistay imtixaanka shahaadiga ah ee dugsigayada dhexe oo uu qaadayo maamulka gobolka Banaadir, waxaana imtxaanaadka lagu qaadayaa ku dhowaad 70 xarrumood oo ku yaalla Muqdishu.
Xasan Kaafi Qoyste ayaa warbixintan inoo soo diray.
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available