Muqdisho —
Magaalada Muqdisho waxaa shalay lagu qabtay munaasabad lagu xusay looguna duceeyay Allah ha u naxariistee Cabdullaahi Jaamac Cali iyo Maxamed Ciise Koonaa oo ahaa laba saxafi oo ka mid noqday dadki tirada badnaa ee lagu dilay qaraxyadii Zoobe.
Warbixintaan waxaa Muqdisho kasoo diray, Xasan Kafi Qoste.