Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Munaasabad lagu caleemo saaray Deni oo ka dhacday Garoowe

Caleemo saarka deni
Caleemo saarka deni

Madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni, oo dhowaan dib loo doortay, ayaa maanta lagu caleemo saaray munaasabad ka dhacday magaalada Garoowe.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud, qaar ka mid ah madaxda maamul goboleedyada, iyo marti sharaf kale ayaa ka qeyb galaya xafladda.

Madaxdii ka hadashay ayaa badankood xoogga saarayay midnimda Soomaaliya iyo sidii loo dhameyn lahaa khilaafyada siyaasadeed ee jira.

Wariyaha VOA-da Nuux Muuse Birjeeb ayaa warbixintan ka soo diray Garoowe.

Munaasabad lagu caleemo saaray Deni oo ka dhacday Garoowe
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:51 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG