Muqdisho —
Wararka ka imaanaya deegaanka Weydoow ee duleedka Muqdisho ayaa sheegaya in nin mu’addin ka ahaa masaajid ku yaalla deegaankaas uu saakay baangad ku dilay Imaamkii Masaajidka, islamarkaana uu dhaawacay kaaliyihii Imaamka.
Haddaba, sida ay wax u dhaceen weriyaha VOA-da ee Muqdisho Cabdicasiis Barrow ayaa ka wareystay Maxamed Axmed Koofurow oo ka mid ah dadka deegaanka ay wax ka dhaceen, waxa uuna ugu horreyn weydiiyay sida dhacdadu ku billaabatay.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available