Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wararka Qaraxii Xaley ka dhacay Muqdisho


Hay’adaha Amniga Soomaaliya ayaa ku sheegay khasaaraha ka dhashey weerar qarax oo xalay ka dhacay magaalada Muqdisho 8 qof dhawac, ah ayadoo Afar kamid ah ay daran-yhiin xaaladaha dhawacyadooda.

Weerarka dhacay Iskoolo-Buluusiyo waxuu kusoo beegmay ayadoo maalmahan ay jireen qaraxyo laga digayo.

Khuburada ka faaloota amniga ayaa sheegay in tani ay qeyb ka noqonkarto Ciidamada Mushaar la’aanta ka cabanayo oo aan si wanaagsan u sugin amniga, xili Alshabab ay laban laabayso weeraradeeda.

Sahra Abdi Ahmed ayaa waribixinta nooga diyaarisey.

Qaraxa Muqdisho
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:37 0:00

XS
SM
MD
LG