Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Minnesota: Shakhsiyaad uu ka mid ahaa Yabarow oo abaalmarino la guddoonsiiyey


Yabarow
Yabarow

Madxafka Hidda iyo Dhaqanka Soomaaliyeed ee Minnesota ayaa abaalmarinno guddoonsiiyay shakhsiyaad uu ka mid ahaa madaxa laanta Af-Soomaaliga ee VOA Cabdiraxmaan Yabarow.

Yabarow, oo ah suxufi rug caddaa ah, ayaa abaalmarinta loogu magac-daray “Halyeyga” ku guddoomay xarunta ay munaasabadda ka dhacday oo ay xaadir ku ahaayeen boqollaal qof oo u badnaa Soomaalida ku nool gobolka Minnesota.

Warbixin arrintaas ka hadlaysa waxaa Minnesota ka soo diray wariyaha VOA-da Maxamuud Mascadde.

Minnesota: Shakhsiyaad uu ka mid ahaa Yabarow oo abaalmarino la guddoonsiiyey
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:23 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG